Dhegayso..Ganacsiga Baydhaba oo laba-lixaadsaday

1
30

ganacMagaalada Baydhaba caasimada gobolka Baay ayaa waxay xudun siyaasadeed iyo mid dhaqaalaba u tahay gobolada KoonfurGalbeed Soomaaliya.

Hadaba kasoo kabashada burburka kaalin intee le’eg ayay magaaladu kaga jirtaa?

Waa tan warbixin uu magaalada inooga soo diray wariyeheena Axmed Saadaq uuna kaga hadlaayo Ganacsiga magaalada.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

 

 

 

 

1 COMMENT

  1. hees kale la waayey mey haayti heestun–war noo bedela ha suubiya hees cusub oo maay eh oo ka sheekeyaasa fikirka rer kgalbeed..isin oo mahadsan,, waa wal laka faraxa horumarka baydhabo..shariif sakiin shartiis ilaahey mootiya baydhawa…wbtfq

Comments are closed.