Daawo:-Golaha Guurtida Koonfur Galbeed iyo Bulshada Rayid Koonfur Galbeed Oo Kulan ku Qaatey Xarunta ADC-da Shaley

1
29

konfurKulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan golaha guurtida koonfur galbeed somaliya iyo madaxweynaha dowlad goboleed koonfur galbeed iyo golahiisa wasiirada bulshada rayidka ah ee degmada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey xarunta ADC-da ee magalada baydhabo kulankani ayaa waxaa diirada lagu saarayey sidii loo adkeyn lahaa maamulka koonfur galbeed.

Bal nala daawada siduu kulanka u dhacay iyo hadaladii goobta laga jeediyey

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Halganka ha socda yuusan joogsan ilaa mowqifka Dowlada Koofur Galbeed 6lida ka hirgalo. Taako KG in laqaato ama lakala qeybsado yey dhicin. Dowlad kusheegta bishiiba qolo wax u saxiixeysa waqtigeeda wuu dhamaan.Dhulna ninkiisa iska leh Viva GK6.Guul

Comments are closed.