Daawo:- Dr Phil oo Keeney Hooyo Ka Walwalsan Gabadheeda oo Qaadatey Diinta Muslinka Iney Noqoto Terorist

1
27

dr philDaawo Dr Phil oo keeney hooyo ka walwalsan gabadheeda oo qaadatey diinta muslinka.

Daafeet.Com

 

1 COMMENT

  1. hadii dadkaan dhegaha xiran dacwada islaamka loogu yeerilahaa waxaaba hortaagan kuwaan magaca islaamka meelxun ooga dhacay ee diintaba mooda mid dagaal wakan tanaa daliil ah waayo kuwaan irhaabta ah waxay hortaaganyihiin dacwada islaamka oo dadkaan loogudbinlahaa waayo waxay dadka katuseen diinta islaamka wajixun mid argagixiso ah , marka kuwaan diinta dagaalka kadhigay waa in laga hortagaa si loo fidiyo dacwada jamaacada takfiiriga qaasatan waa in laga hortagaa lalana dagaalamaa

Comments are closed.