Dhegayso…Muqdisho oo masiibooyin is xigxiga martigelisay todobaadkii tagay

0
25

oohin

 

 

 

 

 

Todobaadkaan Masaajid ku yaala Muqdisho waxaa lagu dhex gowracay nin dhalinyaro ah, Gabarna Jacayl ayay isku gubtay halka nin dhalinyaro ahna uu iska jaray xubintiisii taranka iyo dhacdooyin kale oo xanuun badan oo Muqdisho ka dhacay.

Halkan ka dhegayso warbixin uu wariyeheena Muqdisho MK ka diyaariyay Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga