Daawo Bananbixii Shaley Ka Dhacay Magalada baydhaba ee Looga Soo Horjeedey Kooxda Aragtida gaaban ee Shirka u Fadhiya Magalada Baydhaba

0
47

konf7Bananbax aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba bananbaxan oo looga soo horjeedo kooxaha aragtida gaaban qaba ee ka abaabulaya shirka la sheegayey in maamul lagu sameyn doono 3 gobol.