Daawo Gabar Soomaaliyeed oo u Tartameysa City Konsolka magaalada Toronto oo Fariin u dirtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Canada

0
34

muniraHadeynu nahay bahda Daafeet Media waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa gabar soomaaliyeed oo istaagtey in ay isku sharaxdo kursiga city konsolka ee magalada toronto gabadha oo magaceed la yiraahdo Muniira abuukar ayaa waxaa ay soomalida ku nool dalka kanada ku boorisey in ay ka qeyb qaataan doorashooyinka iyo siyaasada guud ee dalka kanada isla markaana ay muujiyaanisku duubni buuxda si xal loogu helo dhibaatooyinka isdaba jooga ee lagu hayo shacabka somaliyeed.

Khudbadii Muniira Waatan ee nala daawada

 

Daafeet.Com