Daawo Madaxweynaha oo sheegey in Xaalka uusan Ahayd MId Sahlan

1
30

xasanMadaxweynaha dowlada federalka ayaa waxaa uu videogan kaga hadlayaa xaalada guud ee dalka wuxuuna islama markaa ku xaqiijinayaa in aysan gacantiisa waxba ku jirin bal nala daawada videogan.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Madaxweynaha war fiican ayuu sheegayaa laakiin waxa uu sheegayaa halis aamino sidee la isku aaminaa adigoo madaxweyne ah iyo ilma adeertaa gaar ahaan abgaal illaa hada maxay ku hayaan reer johar qabiilka shiidle iyo shabeele guryohooda la gubay xero amison ayey ku jiraan beerohooda ma Alana karaan guryohooda kuma noqon karaan sidee la isku aamini karaa hadaad humaan faraha kula jirtaa

Comments are closed.