Dhegayso…Maamul Rimaygacmeed ah oo maanta Waajid la geeyay.

1
22

daareeWafdi Xildhibaano ah oo uu hogaaminayay Xildhibaan Macalin Cali Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee kasoo jeeda degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa waxay maanta gaareen degmada Waajid ee gobolka Bakool.

Wafdigan Xildhibaanada ahaa ayaa waxaa kale oo la socday Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Gudoomiye cusub iyo laba ku xigeen oo ay yeelanayso degmada Waajid lagana soo magacaabay magaalada Muqdisho.

Magacaabista gudoomiyaha Cusub oo lagu magacaabo Xasan Aadan Cali ayaa waxaa diidmo ka keenay gudoomiyihii hore ee degmada Waajid Cabdulaahi Aadan Yariisoow.

Muxuu ka yiri Xildhibaan Macalin CaliUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

1 COMMENT

  1. Wale waxa so socda iyo webiya yaa weyn dadkan waxa ay rabaan iney DM isku dhameyaan sidi ay dhulkoda uu qataan waxa y wada Gumeysiga strategikadisa oo ak KALA QEYBI QUXUN. Allahayow Belayada ay malegayaan ayaga ku celi Aminnnnnnnnnnnnn.

Comments are closed.