Dhiibo Codkaada Yaa Hor Taagan In Ay Horumar Sameeyaan Shacabka Koonfur Galbeed

10
172

Calanka koonfurTaariiqdu waxaa ay qorto waa wax jira oo inta badan loogu tala tala galey in ay dadka wax badan ka fahmaan wixii lasoo marey waxa  markaa la taagan yahay iyo waxa soo socdo waxaa inagu maqaal ah in mudo hada laga joogo 60 sano iyo ka badan ay shacabka koonfur galbeed ku haminayeen in ay wax qabsadaan si ay u hor mariyaan dhulkooda barwaaqada ilaahey ku maneystey balse waxaan aragnaa in waxaasi ay adkaatey in ay suuro gasho ayadoo shacabka reer koonfur galbeed ay waqti walba eedeyn duhsa ka saaraan qofkii markaas hogaanka u haya.

Marka si aan ku ogaano qaladka meesha uu ka socda waxaan jeclaan laheyn in aan doorashadan idiin soo gudbiyo si aad codkiina u dhiibataan una sheegtaa qaladka meesha uu ka taagan yahay

 

[poll id=”5″]

10 COMMENTS

  1. aniga hadaad kadhiibto fikirkyga waxaailathy waxa hortaagan sharf sakiiiin iyo wax andhaamin alshbb oo hormuudkayhy c/weli shiq,

  2. Siyaasiyiinta DM ma aqoonsana in ay u adeegan dadka soo doortay ama ay matalayaan ayagoo gudanaaya waajibaadkoodi qaranimo

  3. Anaqa waxaa ilatahy in aya dhamaan ka yihiin haasidiib naftood sas darteed maqaarayaan hormar codow qalbajab lkurday

  4. waxa na hortaagan. waa xaasidnomo.wax isuquuri la.aan midimindi ku taag oo hada aan ku jirno in abdiweli madax dhalo oo magac daarood xanbaarsan oo aan u hogaansano.asagoo magac iyo dadkiisa meel u raadin ah

  5. Aniga waxaan cod dheer kuleeyahay siyaasiinteena ayaa ka masuul ah sababtoo ah waxay wax ku arkaan hal il waxayna wax kumaqlaan haldheg marka waxaan leeyahay halamidoowo

  6. Runtii dib u dhaca Bulshada Konfurgalbeed waxa ka mas`uul ka dhammaan dadka ka soo jeeda Gobolka. Dowlada, siyaasiyiinta intaba ayaa dhibka ka socda, balse shacabkii ayaa dhibkiisa joogtada ku bedesheey laaluush yar. Taasina waxaa daliil u ah Maamulka3da ee hada shirkiisu Baydhabo ka socdo waxa ka qeybgalaayo oo camiraayo waa shacabka.

  7. waxaa ka mas’uul ah 1- Shacabka, 2-Shacabka, 3- Shacabka, 4- shacabka, 5- shacabka dulliga ah, oo Tuugsiga badan

Comments are closed.