Codkada Dhiibo Maxey Kula Tahay Inuu Ku Dhaman Doono Shirka Baydhabo Ka Socoda?

6
41

hinoCodkada ka dhiibo Shirka ka socda magalada baydhaba ee maamulka loogu sameynayo 3da gobol muxuu ku dhamaan doonaa?

 

[poll id=”3″]

6 COMMENTS

  1. Hogganka kasta oo ummad ay sameysato wuxuu muraayad u yahay bulshada sameysatay, haddii ummad hogaankooda ku doortaan Aqoon,waaya aragnimo,indheer garadnimo,iyo daacadnimo,waxaa hubaal ah in ummaddaas ay horumareyso,haddiise lagu doorto ama lagu taageero,reer,laaluush,iyo been,waxa laga dhaxlaa waa waxa hadda na heysta,
    waxaa loo baahanyahay in mar kasta xaaladda dhabta ah ,lala jaanqaado,oo aan caadifad been ah wax lagu raadin,
    caqli ma aha ,dawladda,beesha caalamka,waddamada deriska inaad ka hortmaado ,isla markaana aad taageero ka heshid…maxey ku kala duwantahay inaan dhisno maamul ka kooban 6 Gobol iyo inaan yeelano 2 maamul goboleed oo min 3 gobol ka kooba, waxaan qabaa mar haddii la yiri maamulada jira waa ku meel gaar,oo sanaandka 2016 waxaa la sameynayaa doorashooyin, maxaa hor taagan in hadda maamulka 3 Gobol la dhiso, loona diyaar garoobo sidii dadka gobolada jubooyinka loo wacyi gelin lahaa oo ay u heli lahaayeen cod aqlabiyad ah….waxaan hubaa shurre iyo kooxdiisa ineysan u muuqan fikraddaas.

  2. wuxu ku dhaman dona kala orod iyo saxariir insha allaah cafimadad kodaba qatar galidona maxa yelay umada konfurgalbeed degta markasta iney dumiyan kuwa damiir lawayal ah masoconeyso amar iyo fadexo o ilahey ogyahay aya udanbeysa qofkii nol guushana shacabka aya iskale

  3. Guul daro Jab ayaa uu dambeyso nin dadkisa qayaney intuu guul ku arkaya gole cebed aya fadhiyaan .Aniga kan kale lama yabanioo walalkisa ayuu uu daneynowhaya, ee GESEY maxa qadey wuxuu ahaa qof aan ku hanweynahay.oo so halgamey, oo dibada iyo gudahaba dadkisa geclayeen .

    Gesey ka firso dadkaga iyo degankaga Cadow ha uu bandhigin DHIBATO aa berri wax laga qaban karin ha uu xorsedin dadkaga.

    Weli waad ka gaarta ma qalde waa ASWT keliya ee dadkaga dhiinac ka so rac mamulki aad wax ka dhistey oo 6 Gobol waa lagaga bahanyahay, adiga fikradada ha lagu imado ma ahayn in aad adiga dad Dollar so qatey fixradooda ku racdiid, waadna ogtahay Bananbahna waad ka shegtey iney iney QALDANTAHAY, Cadow dahaxoda fulinowhayaan.

  4. Waxaa u dambeyndoona guul daro iyo jab iyo halaag ama in la xukumo Qowmiyada Digil iyo Mirifle hadey iyaga tashan waayeen taas waxaa ka sii daran oo ay maanta socoto oo ergooyion la yiri shirka ayey ka baxeen sida hadal nagu maqaala ah oo ay beelo Hawiye ka mid ah waa ayaan daro in Hawiye iyo Daarood Hoygaaga hakugu xukumaan

  5. waxuu shirkan ku dhamaan doonaa gunaanad dowlad goboleed 3 gobol ah oo guuldareeysay oo meel ay xukumaan Jiri doonin. shacabka la xkumi rabo cod dheer ayey kusheegeen in 6 gobol wax kayar aysan qaadan doonin marka waxaa meesha kacad in maamulkaan lasoo wado uu fashil ku dhamaan doono.Soomaali waxay kumaahmaahdaa Gurbaan ninkii xado meel uu kugaraaco ayaa laska rabaa. Maamulka 3 Gobol meel uu katalin doono ayaa la iska rabaa hadii shacabku uu diidan yahya.

  6. waxan qaba codka ladhibayo an ficil ubedelno wani bilabay aniga cidi rabto in an is gacan gabano an shacabkeni samata bixino hana laso xiriro wai an bilabayni wan tusaya wani soodhawaynaya walaliyal manti ma ahan malanti an iska dhega adkaynaynay ee an is magalno an is radsino an gacmaheni wax ku qabsino waxa socdo wa wax dulinima ah anagani hadi an ki hortagin kuwa dulaysin ayan kamid noganayna misa an ahaanayna hadi hadi an iski garina way nagu adkanaysa hadhow si an isku badbadino wani mahadsan tihiin

Comments are closed.