Daawo..Cabdiweli Gaas”Dhulkii Daarood miyaa la qaatay?..Yeet iyo Ceelbarde iyo…”

12
209

swDawo cabdi weli oo u hanqal taagaya dhulka shacabka koonfur galbeed

12 COMMENTS

  1. Jubooyin qabiilada dega D&M. Ma oranaayo yes iyo kibir South West wuxuu yiri maamulka Hawiyaa ku jira Daaroodbaa ku jira DM ku jira marka DM deegaankooda waa kujirid wey ku jiraan ishiisa la arkaa ushiisa lagu garaacaa. Dayuusyada nagu dhex jiro ayaa waxaas inoo keeney oo dantooda gaarka ah ka hor mariyey tan guud iyo curuurta iyo waayeelka dayacan aan aheyn kuwooda ay iyaga dhaleen.

  2. Jubooyinka qabiilada dega D&M. Ma oranaayo yes iyo kibir South West wuxuu yiri maamulka Hawiyaa ku jira Daaroodbaa ku jira DM ku jira marka DM deegaankooda waa kujirid wey ku jiraan ishiisa la arkaa ushiisa lagu garaacaa. Dayuusyada nagu dhex jiro ayaa waxaas inoo keeney oo dantooda gaarka ah ka hor mariyey tan guud iyo curuurta iyo waayeelka dayacan aan aheyn kuwooda ay iyaga dhaleen.

  3. hawiye iyo darooood waaxa ugu xudun darood, wai nan cadoowkena koowaad iyo labaad kala ogaana……. ninkan wuxu ku qalan jebiyay jamacada qabiilka mida kale hawiye iyo darood waxa markasta daran o lo bahan yahay inan iska wada fogeyno wa darood,

  4. War Waddani, waad ku qaldantahay sida aad u hadashay! Maxaa yeelay- Adiga haddii aad tahay qof u dhashay Dhulkaas ama Digil&Mirifle, hal jid umbaa kuu fran, jidkaasoo ah:

    1- In aad Dadkaaga aruurisid, kuwoodi Muwaadiniinta ah.

    2- In aad iska dhicisid sida Ninkaan sheeganaayo inta u harsan Dhulka Mirifle, waa tii Madaxdii RRA duba afkeedi uu ahaa, haddaanu nahay Siyaasiyiinta Mirifle, ( Hooba Uni eno, D&M, Baay & Bakool ) taasna dhowr jeer ayaan annigu Xassan ahaan ka shanqariyey- Haddaba C/weli Gaas, wuxuu ogyahay Xogtaadi Hoose, ee haddaadan iska dhicin karin, oo aadan weli iskaga dhicin karin Qoriga Caaradiisa, afkaaga cesho.

    3- Waxaa kaloo oo muhiim ah, In aad iska qabato- Kuwa ku sheegto dad ahaan, laakiinse aan kugu Qadiyad aheen.

    Haddii intaasi aadan sameeyn karin, Adeer Dhulka Adigu malihid, ee waxaa iska leh, Qofkii Qoriga heesta oona canshuurna kaa qaato, inta ay Siyaasad Soomaali jirtey, oo adigana aad aamusneed, ama haddana aadba ka mid tahay kuwa Beecinaaya Shacabka & Dhulkaba.Arintu hadda hadal ma taagno ee Waxay taagantahay FICIL. Carabtu waxay tiraahdaa: [ Al wiqaaya Kheyry Minal Cilaaj] ka hortaggii adiga ayaa lagaa waayey, marka Maanta Cudurku wuxuu Joogaa KANSAR, kansarna Daawo Malahan- Marka Adigu haddii aad tahay Maymaay, Qadiyad Faro kugumu jiraan. Ee Caadifada tabar darrada ka muuqato iska Daaya.

    • Wxaa mahad u soo jeedianaa walaalaheenna daafet.com. Midda kale Xasan Abuukar adiga iyo wadani isku meel baad wax u waddaan — ee nin walba wixii taraasnkiisa ah ha sameeyo si looga hortago balaayada jirta. Daarood hadduu dulmi ku guuleysanaayo, Xamar kama carareen ayagoo awooddii la ogaa haystay. Ee hala dadaalo.

  5. lax meeshii is dhigta ayaa lagu qalaa.
    Jawaari iyo Inta ku fikir ah dhiig ma lahan, halaga hortago inta goor gooru tahay. Maamulka lixda Gobol daarood oo dhan waa ka cabaadaayeen, markii Shariif Sakiin iyo Jawaari umudooda lagu diray ayay sheekaadan iyo too ka daran oo u qarsan bilaaben. DM kaca. Ninka waa Mas`uul hadalkiisana waa rasmi, sheekada ciyaar ma ahan, waa ka dhab.

  6. waa yab in Darood ay shegtan Gobal ay ka degan Hal Tulo oo ah caato ayna raban in ay qatan sedax Gobal oo ay ka degan yihin Garba Haray iyo BuLO xAWO

  7. WIXI Gal Kacayo ka dhaca waa inoo xeer Hadii Gal kacayo lakala jara LIXDA Gobal ee Konfur Galbeed waa la kala jarayaa hadii Gal kacayo leysracayana lixda Gobal waa lays racinayaa

  8. Kkkk waxba haku daalina federal intay qabiil ka uu yaya cudur somalida Qalbiga u degan yay afki maysaan cadaaladana waayo markay cadaalad timaado ayay nabad imaan .

  9. Gaas waa runtiis waxoo arkay madaxda mirifle oo qaarkood daarood ku abtirsada dadkaas waaye dadka u degan oo daaroodka sheegta reer aw digil mirifle ka tshta

Comments are closed.