Dhegayso..Wariye Faashil ah oo isku dayay inuu caburiyo codka shacabka KoonfurGalbeed.

10
42

nuunetWariye Cabdicasiis Dhaga Cade oo ka mid ah Wariyayaasha ku fashilmay Amaanada Saxaafada ayaa isagoo ay ka dhexguuxayaan Kooxda Sedexda gobol ee Garaadyaro waxa uu maanta wareysi dhinacyo badan taabanaya la tiigsaday Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wariyahan fashilka iyo Jahligu asiibay ayaa waxa uu isku dayay inuu dhowjeer uu madaxweynaha uu ku wareeriyo waxaan loo joogin hayeeshee Madaxweyne Madoobe Nuunoow oo ah halyay  yaqaano sida loola dhaqmo shaqsiyaadka magaca Saxaafada ku makarafooneeya ayaa waxa uu taariikh lama ilaabaan ah ku dhigay wariye Mooryaan Dhaga Cade.

Halkan ka dhegayso.Unknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

10 COMMENTS

  1. Nolow Madobe Nunow Qof kasta tittle uusan aqoon uu lahayn marku qato Catifadna ay qado. Somalidu waxa ya ku mahmahyoota NINKI WAAW DHAHA ASAGA LAGA WAR SUGA.

  2. ninka wariye isku sheegayo shalay tageeri jirey 6 gobol maantana markii walaalkiis gudiga lagu darey isaga oo dhan is bedeley walaalkiis dartiis uu dagaal ugu hayo 6 gobol nacas dheh cabdicasiis dhegacade

  3. dalaley da kii wariya isku shega iyo kan xildhiban isku shega iyo kan gudon barlama isku shega ilahey aya kashifay madax weyne nuunow shacbkiisa aya adunka iyo wadanka gudihiisa inu hogamiyo uhurey naftoda iyo malkoda asagon wax lalush ah an bixin waxan diyar unahay anago kamid ah shacabka konfurgalbeed 6 in an iska difacno kuwa lasodirsaday iyo moriyanta muqdishow o celasha biyaha xita ay mamulin waxa ilahey mahadiis ah intii damir leh

  4. Qof waliba fikirkiisa xaq ayuu u leeyahay ee ma ahan in sharafta qofka meel loogu dhaco, in wariyaha dad wareeystay lacaayo waa akhlaaq daro qof waliba rayigiisa in.uu dhiibto waaye, daafeet aflagaadada joojiya oo 6 goblo iyo 3 gobol qof waliba meeshii uu wanaaga u arkay ayuu racay, marka aflagaadada joojiya oo sharafna kuu ma ahan in qof wariya ah wareeysigiisa aad soo qaadataan.si fasax la aan ah hadana aflagaado ugu dartid waa wax laga fiican yahay kafiirso oo saxaafada sharafteeda ilaali , taageerinama yay kula tagin ee dhulka kama xigtid wariyaha

  5. DAD BADAN BAA DABOOLKA ISKA QAADAY – ABAAR WEY BAXDAA CEEBSE WEY WAARTAA – BERYAHAN WAXAAN ARAGNAY IN WEBSITEYO QAAR XAQEENNA U DOODI JIRAY AY MAANTA IS BEDDELEEN. WAXAAN GARAN WAAYAY MA LACAG BAY QAATEEN, MISE WAA LOO HAN JABAY ? WAAN GARAN WAAYAY — ISHABAY…COM AYAA UGU DAMBEYSAY WAX SHAARKA BEDDESHO. ILAAHOW ADIGAA WALI NOO AH

  6. BISMILAAH WAR QOFKASTO XAQBUU U LEEYAHAY FIKIRKIISA,LAAKIN WAXAA LA IS DHEER YAHAY AQOONSIGA 6 QOBOL WUXUU ASAL AHAAN SALKA KU HAYO IYO MABADIIDA UU XAMBAARSAN YAHAY

Comments are closed.