Dhegayso..Shir Jaraa’id ay wada qabteen Xildhibaanada KoonfurGalbeed”Jawaari iyo Xasan yay xukumaayaan kolkay Shacabku gumaadayaan”

4
35

xaabsadeQaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliyeed ee kasoo jeeda KoonfurGalbeed kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa shir Jartaa’id ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxay si caro leh uga hadleen falkii maanta ay Ciidamada Booliiska iyo Milatariga Soomaaliya ay ku gumaadeen shacabka KoonfurGalbeed oo ka banaan baxayay maamulka indhasarcaadka ah ee ay Jawaari iyo Xasan Garguurte gadaal ka riixayaan oo maanta sida ay sheegeen ay ka fureen gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga

4 COMMENTS

  1. DASTUR KU SHEGA 3 Gobol ay Wadan waxa ku qoran Luqada deganadasi waa SOMALI meshasi waxa meel loga dhacay Dasturki Somali oo shegayeey in MAY IYO MAXATIRI ay yihiin Official language of Somaliya.
    Waana intetional disonest waxa la raba in DM aysan ba jirin DEgano ay shegtaan oo may Maay loga hadlo WAA QORSHE QOTO DHEER LA RABO IN NANAGU DHALAN ROGO DEGANADENANA SOMALIDA KALE LO SHARCIYEEY ANAGANA NANA CIRIB TIRO QORSHAHASI EMBIGATI AYUU KA BILOWDEY ALLAH HA UU NAXARISTE SHATI GADUUD KA XOR ISTAGEY WAXA LA RABEY IN OTHERS NANAGU DARO.
    Dreamki Gumeysiyasha maanta ayuu hirgali raba kuwo Alleh iyo Rasuul Aqoonin Qadiyadna Shaqo ku lahayn ayaana lo Adegsanowhaya. ALLAH ha naga Qabto Dulliga Aminnnnnnnnnnnnnn.

  2. Al Waako may laka Camey runta haddad Shegeysan Actions la raba Motin, qadicid shiraarka ka tanasul jagada baydhaba tagera uu taga dadakina oo baanaanka habar Dugaag ka CUNOWHAYO TOOL BEEELNE maanta nano tashtey Rag noo hilinayana ma qabno Allahayow adiga ayaan ku magan galne Deganadena iyo Dadkeyga Badbadi Aminnnnnnnnnn.

  3. Shalay kuwii aay madaafiicda ku laaynayeen miyeesan eheen Shacab kulkii ay lahaayeen qandaraaslayaashaan maamul ayaan dumineeynaa maantana waxeey maatida u laaynayaan maamul ayaan dhiseeynaa waa Qandaraaslayaal aan ogeeyn waxa aay qandaraaska ku soo qaateen.

Comments are closed.