Dhegayso khudbadihii Riwaayada Shinbiryahow Heesa Hees wanaagsana inoo Heesa ee Baydhaba.

4
125

KUDBADA

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa Fajac,Yaab iyo Amakaag intuba ku noqotay shacabka Soomaaliyeed mas’uuliyiin sheeganaya inay mas’uul ka yihiin shacabka sida Jahwareer Jawaari iyo Xasan Xoolo oo ayagu wadiiqad ka doonay inay shacabkooda ku Dulmaan kuna Dilaan waxayan iyagu doonayn isla markaana ku dibin-daabyaynaya kuna colaadinaya waxay doorteen oo weliba ayan cidi ku dulmayn.

Halkan ka Dhegayso Sheekada Shimbiryahow heesaUnknown AlbumUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga            Ku dhegayso Moobilkaaga

4 COMMENTS

  1. https://www.google.com/url?sa=t&rct=j&q=&esrc=s&source=web&cd=1&cad=rja&uact=8&ved=0CB0QtwIwAA&url=http%3A%2F%2Fwww.youtube.com%2Fwatch%3Fv%3DEy6eJ9iqZU4&ei=uAhRVNrtN4akyASmz4GQDA&usg=AFQjCNHbNQ-pAHLhay2caqWC38fJybEO_Q
    KA NAXOW NAFTA WAA NACABKO KU SAMIR GACALKOW KU NAAN
    Walle Gole Cebede iyo Gole leydinku gumeysanayo ayaad fadhidaan meel daran idin dambeyse. Afar CAADO QATAYAAL BAYDHABA WAXBA KAMA QADAYAAN DOLLAR IYO MADAXNIMO WAA DHAMANAYA DADKA MAYA IDINKA SCOBIHI AYAAD TIHIIN SHACABKANA WAA DHULKI.
    IDINKA DOWLADA MUQDISHO WAXAD UU TIHIIN JARANJARADI AY DANTODA GURAC KU GAARI RABAAN ANAGANA DAARTII IYO DEGANKI DULMIGA DIDAAN AYAAN NAHAY.

  2. Sometimes you have to take people for who they say they are, because eventually the person they really are will be revealed.

    Tan Mr Jawary ay ku socota.

  3. Sometimes you have to take people for who they say they are, because eventually the person they really are will be revealed.

    Tan Mr Jawary iyo Koxdisa ay ku socota.

  4. Don’t pretend to be something when you are not, because nothing will happen if you keep pretending.

    Tan waxa ay ku socota la hastayaash oo cado qatayasha ah oo waxeysan ahayn is modey ama logu shekeyeey. Gumestaha Cusubna ku shaqeysanow hayo anaga iyo idinkana ASWT ayaa no dheheyo .

Comments are closed.