Daawo Warsaxaafadeed Looga Soo Horjeedey Wixii Shaley Ka Dhacay Magalada Baydhabo

6
25

xaabsadeDaawo warsaxaafadeedkan oo ay ku wada kulansan yihiin qaar ka tirsan xilidhibano dhibsadey dhacdadii shaley ka dhacdey magalada baydhabo halkaa oo rasaas ooda looga qaadey dad aan waxba galabsan.

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. war tuugii afduubihii caanka ahaa ee c.laahi leesto horayna usoo xaday maay kuminiti minesota maa wali idaacadaha ka hadlaya oo waliba nin marecana afduub ugu haystay baydhabo sanadkan oo dacwadiisi america ka socoto war ninkaa iyo wixii raaca meel xun ayay galayaan

  2. Damiir-laawayaal oo aan xishooneeynin ummadii aay shalay madaafiicda maamul ayaan dumineeynaa darteed ay u laayeen ayeey maantana rabaan in ay u laayaan maamul ayaan dhiseeynaa,iyagoon Qandaraaskii shalay aay ummada ku laayeen aan wax cudur daar ah ka bixinin ayeey maantana sidii shalay u moodaan,iyo ineey weli soconeeyso tii eheed xizbiya altaabaneey leego mafadaano waxaasi maanta ummada aqoonyahano wax u sheegaayo ayeey leeyihiin,ee flimka aad wadaan wax midab ah ma lahan ee ummada ka hor wareejiya maalin walba maatida kuwa ugu taag daran Dhiigooda ha daadinina ee ka hor wareega………..!!

  3. Ummadda ka hor leexda ,si ay maamul u helaan
    oo wixii horumar loo qoondeeyey ay uga helaan beesha caalamka, haddii shacbiyad aad heysataan isa soo sharaxa doorashada 2016.
    rabitaanka beelaha digil iyo mirifle ,ma matali karaan boqol qof oo masaakiin ah oo beydhabo laga abaabulay…

  4. waxa ay sheegayaan hadeey run yihiin maxeey safka hore ee Banaanbaxyada iyaga&caruurtooda u soo istaagi waayeen,waxeey adeegsadaan oo ay gaashaan ay ka dhigtaan maatida kuwooda ugu itaalka daran,maxaa u diiday safka hore ee Banaanbaxyada iyaga &caruurtooda,waxeey sheegayaan hadeeyba runyihiin.

  5. WAAN YAABAYE ADAN MADOOBE IYO XAABSADE SHALAY WAXAY KA DIIDEEN IYAGOO KU SHAQEEYSANAAYO CABDIQASIM IN ALLAHA U NAXARIISTEE SHATIGUDUUD IN 6 GOBOL UU SAMEEYO. MAANTA SHALAY WAXAY DIIDEEN AY DADKA SHUCUURTOODA KU DHEEL DHEELAYA.
    D& M XOOLAHAAN JUHALADA AH MAR DAMBE XILDHIBAAN YEEYSAN U NOQONIN…

Comments are closed.