Daawo Dadnimada Iyo Sharafta Ka Muuqata Shacabka Reer Canada

0
37

canadaDhacdo aad u xanuun badan oo ay ka dhiidhiyeen dhamaan shacabka reer canada ayaa kol dhaweyd waxaa ay ka dhacdey magalada ottawa ee dalka canada dhacdadaas oo uu sameeyey mid dhagar qabe ah oo la sheegey in uu xambaarsanaa fikirka mintidka ee qalafsan ee ah in qof aan waxba kuu dhiman aad diso ama aad dhibaato u geysato.

Cajalad si qarsoodi ay usoo duubeen dhalinyaro dooneysey inay soo bandhigaan  shacabka reer canada dareenka iyo fikirka ay qabaan dhaqanada kala gedisan gaar ahaan kan Islaamka ayagoo welibana ku guuleystey iney soo bandhigaan wacyiga shacabka kanada iyo wadanoolaashaha umadnimo.

Cajaladan ficilka ka muuqda ayaa ah mid ku dayasho mudan dhamaan shacabka aduunka ku nool meel walba ay joogaan ayadoo laga doonaya qof kasta inuu nabad geliyo kula noolaado qofka ag degen.

Daafeet.Com