Daawo Xafladii Aflif Maay Ee Lagu Qabtey magalada Toronto

4
109

Screen Shot 2014-11-03 at 12.59.52 PMWaxaa magalada Toronto beryahan ka socdey shir aad u balaaran oo loogu ta;a galey sanad guuradii 20tanaad ee kasoo wareegtey qorista afka maayga xafladaas iyo shararkaas oo ay kasoo qeyb galeen shacabka somaliyeed ee ku hadla afka maayga iyo maxaaga ayagoo ka kala yimid dalalka Yurub America iyo Canada.

Xafladiii waatane nala daawada

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Qoladaan Raxaweyn wax baa si ka ah, maxay tahay ‘luuqad’ loo dabaaldegayo sanadguuradii la aasaasay oo haddana aan luqaddii lagaga hadlaynin goobta loogu dabaaldegayo?! Maxay tahay micnaha ay sammeyneyso qoridda luqad isla dadkii qoray aanay ku hadleynin, guryahooda looga hadlin, xafiisyadooda looga hadlin, kaaga darane xafladii loogu dabaaldegayey loo diiday in looga hadlo. Ma garanayo caqliyadda noocana sida iyo meelay ka shaqeyneyso.

  2. Masha Alaah Waa hormar la taaban karo oo ay gareen dadkii ku soo dadaalay Hergelinta Alif Maay-ga
    waadna mahadsantihiin
    midda kale waxaan la yaabayaa sida Caqli xumada leh oo Iidow ruuxan la baxay u fikirayo maxaa yeeley wuxuu leeyahay maxaa Afmaaga loogaga hadli waayey Xafladan sxb taas dhib malahan Afmaay ku hadal ama Afmaxaa ku hadal waa isku Afsoomaali teeda kale Heesaha iyo Gabayada miyaan Afmaay wada ahayn ? Waxaa tahay Dadka aan fikirin oo iska hadla waad dhiman tahaye orod oo Cawska iska daaq dagajaanyahow waalan

  3. Abdirahman Muse:Cadaalad daro,sinaan la,aan,xurma daro dadkii u dhashey degaanka oo heerkaan la gaarsiiyey maxay idinlatahay dadweynow in ay siyaasadda noocaan ah ay dhali karto?qof kasta oo caqligiisa shaqeynaa wuu garan karaa meesha ay caga dhigi doonto

    Taariikhda afka maayga aad ayey u fog tahay,marka loo eego luqadaha looga hadlo geeska afrika,ka hor inta aan la qorin afka mxaatiga waxaa wax lagu qori jiray luqadda maayga,oo hadda la heli karo buugagtii,ay ku qorneyd masxafyada caalamka,hadana maanta waxay ka mid tahay luqadaha dadkii u dhashey ay dayaceen,cadowguna ku istaagey,dhlinyarada ku fakereyso horumarinta Alif maay ,aad bay u mahadsan yihiin waxayna mudan yihiin in lagu daydo,waxaan idin leeyahay kordhiya dadaalka aad ugu jirtaan baarista iyo horumarinta”Afkii Aayoow”

Comments are closed.