Daawo:- Gudoomiyaha Barlamaanka oo Fariin Aan Caadi Aheyn u Diray Xildhibanada Barlamaanka

2
25

jawariHalka ka daawo gudoomiyhaha barlamaan Prof Maxamed Cusman Jawaari oo fariin adag u diraya xildhibanada barlamaanka.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Ilaahow somali u gar gaar. Hadii madaxdii dalka ay u hadlayan sida . Yaad kaloo wax ka su geysaaa? Wuxuu yidhi xildhibanada meshan looma kenin beer faloow!!! Su’aal keebaa fiican qof naatij ah oo wax soo saarayo iyo qof mustahlik ah oo nuqsaan keenayo? Jawabtu waa qofka wax soo saarayo, sidaa daradeda beeraleydo waa dad naatijiin ah oona wax soo saar leh. Kuwa caloosha iskugu faana ayaa la leeyahay looma baahna inad beeraley cml noqotan. Mesha waxaa ku qarsoon hanoqonina dad wax soo saar leh oo diinta , dadka iyo dalkaba wax u qabta. Wax garad ayaa fahmi karo.

Comments are closed.