Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

0
46

wadajiro

 

 

 

 

 

—Madaxda dalka oo gaaray heshiis horudhac ah
—Qarax ka dhacay Muqdisho oo dad ku dhintay
—Xildhibaanada baarlamaanka oo maanta kulamo gaar gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho iyo qodobo ay ka soo saareen kulamadooda.
—Madaxweyne Madoobe nuunoow oo sheegay inaanu aqbali doonin doorashada lagu wado inay berito qabsoonto.
—Musharixii usoo istaagay qabashada xilka maamulka sedexda gobo
—Maamulka Buurdhuubo oo soo saarey Baaq Qeylo dhaan ah
—Dowladda Soomaaliya oo heshiis dhinaca ciidanka ah la gashay Maamulka KMG ee Jubba
—Qaar ka mid Odoyaasha Beelaha Jubbooyinka oo Cabasho ka muujiyey Heshiiskii ay wada gaareen Wasiiro ka tirsan DF iyo Maamulka KMG ee Jubba
—Prof. Ibraahim Muuse Heerow oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaan waydiinay qaabka ugu haboon ee lagu dhamayn karo qilaafka u dhaxeeya madaxweynaha iyo R/wasaaraha.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

Ku dhegayso Moobilkaaga