Daawo:- Xasan Sheekh oo Loogu Baaqey Inuu Dulmiga Iyo Boobka uu Ku Hayo Beelaha Digil Iyo Mirifle uu Ka Daayo

5
36

faysalGudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweyne Xasan sheekh ugu baaqay in uu Joojiyo Dabka uu ka hurinayo Magaaladda Baydhabo, isagoo sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu doonayo inuu iska hor keeno beelaha Dega Koonfur galbeed Soomaaliya .

Halka kasoo yeerey Eng Faysal Cali ayaa ah mid ka hadlaya siyaasada dhabta ah ee k jirta dalka somaliya laguna doonaya in dhibaato hor leh la kala dhex dhigo dadka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.

Si kastaba arintu ha ahaatee qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo odey dhaqameedyada kasoo jeeda koonfur galbeed ayaa mar walba u ololeeya shidii lo dhibaateyn lahaa shacabka kasoo jeeda deegaanada ay matalaan ayaa mar walba ku bedesha wax aan micno laheyn qadiyada iyo u istaagida shacabka ay matalaan.

Daafeet

5 COMMENTS

  1. NO JUSTICE NO PEACE waa runti Injegner Faysal. manqaska ay la waregayaan Insha Allah ayaga iyo kuwa usu dhibey ayaa isku jar jaridoono.

  2. faysaal waa siyaasi weyn runtana kala hadlaya reeraha darood aya somali ka dagi la,dahay waana kuwaas kuwa u shegayo ee manqaaska gaalada uso dhiibay………… mida kale waxa fican inay DM na ay ogolaadayan qadiyada reer somaaliland

  3. kkkkkkk feysal miyaa hadalkiisa wadan nin miirkiisa qabo ma ahane xasan shiikhsa maxaa kagalay beydhabo iyo bakool eelaay aabo iskalehe iidaasa maamul udhisatee intee ka hadlooyaa duqa waalan

Comments are closed.