Daawo:- Gudoomiyaha Barlamanka Somaliland oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xukumada Somaliland

0
31

ciroGuddoomiyaha golaha wakiillada ee Somaliland, C/raxmaan Cabdullaahi Maxamed(Cirro) ahna guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa ku eedeeyay maamulka Somaliland inay afgambi ku qabasadeen xarunta baarlamaanka.

Cirro ayaa sheegay in ciidammo fara badan lagu soo kordhiyay kuwii horay u joogay baar-lamanka, lana xiray waddooyin soo gala golaha, isagoo xusay in taasi ay tahay qorshe la doonayo in hakad lagu geliyo kulammada wakiillada Somaliland.

Daafeet.Com