Fiirso:- Sawir uu Amiin Camir Ka sameeyey Faragelinta Itoobiya Ay Ku Heyso Siyaasada Somaliya

1
34

Amin_AmirDalka somaliya ayaa noqdey dal Itoobiya ay siday doonto ka yeesho kol dhowna ay dhici doonto in somaliya gebi ahaan ay ka mid noqoto ibtoobiya sawirka ayaa wuxuu ku tusayaa sida ay itooba safka hore ugu jirto qalalaasaha iyo iska hor imaadka ka taagan madaxda dowlada ugu sareysa.

amiin

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.