Daawo Videogan Wareysigan Aadka u Qiimaha Badan oo U Baahan In Lasoo xasuusto Wixii Dhacay

3
49

sawirVideogan waxaa uu ka hadlayaa dhibtii loo geystey shacabka koonfur galbeed ee soomaliya xiliyadiii dagaalka sokooye  vedoygan oo inuugu jirey keydkeena ayaan waxaan is niri dadka hasoo xusuusteen waqtiigii qeybo ka mid ah gobolada koonfur galbeed loogu yeerey magaaladii dhimashada.

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. aad bad ugu mahadsan tihiin daafeetnews sida aad no xasuusiseen wixii ka dhacey arlaadi xiligii gumaadka ee ay geysteen faqashtii haraaga ahaa ee mareexaan..inshaallah dhib ayagaa ku dambeyn doonaa ilkayarta..

  2. Allahayow adiga Xaq soore ah, anga DM wax no naxaristey ayaanba jirin Somalinimo iska Dhaafe Islanimo hata nanoguma naxarisan Baydhaba aniga waxan joojey marki ninla yiraxdo Abe Syid oo Ogaden aha oo bayproject xaruntisa ka dhigtee oo shacabka baydhaba dhac xasuq barakicin lagu sameynayeey. Guryaha ayaa dadka logu so galayeey Abtirsona lagu dhahayeey anigaba gurigi abahy Ibrahim Bolis la igu so galey Ogaden ayaan ku abtirsadey oo sidasi ayaa allaeh ka sokow ku badbadney.
    USC wixi aya ku sameysey dhulkasi video badan ayaa ka yaalo oo SOKOROW allah ha dhaafe uu haayo iyo anigana aan qaar haayo. Somali ayado united aha ayeey na xasuqeen City of Death historigena aya ku jirta Hadana Dhulkaga ayeey ku le’yihiin ayaa lo shirciyeeynowhaya. Hurdada aan ka Kacno NEVER AGAIN mar aan ku heshino si matadena iyo magacena uu badbado WBT

  3. reewan intii sheegata dabada ka wedadaan sida iyo ku duran ya sugaasa. Shariif Hassan Asharaf. Asharaafna reewan ma eh. Afhayeenka maamulka 3 gobol Siyaad reewan ma eh. Boston ya deganaayi ka eraayi anigu geri koonbe baan ahay. Hoosow Gudoomiyaha gobolka Bay Xawaadle. Glasgow, Scotland ya deganaayi era jari anigu Xawaadle baan ahay. Intii sheegadata na matalaasa sida iyo ku xun.

Comments are closed.