Dhegayso…Magaalada Baydhabo oo loo suuq geeyo cuntooyinka dhacay

1
27

burSida uu ku soo waramayo wariyeheena KoonfurGalbeed fadhigiisuna yahay magaalada Baydhabo Maxamed Cabdicasiis Salaad waxaa guud ahaan magaalada Baydhabo haatan ka jiraa ka ganacsiga cuntooyinka dhacay taasi oo cid wax ka qabato daayee aanan cidina ka hadal iyadoo bulshaduna ay ka qaadaan cuduro sida uu noogu waramay madaxa Cisbitaalka Baydhabo.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

1 COMMENT

  1. Shaqaqda Degmada iyo Shaqada boliska waaye waxa ay ku mashquulsanhiiin waxa aan shaqadooda ahay iyo Dantoda gaar , Marka Shacablka baydhaba ha GUBAAN RASHINAK DHACAY HADII NAFTODA LO SO DHIGTEY AYGA Mamul ku shega degmada iyo kan Gobolkaba aya Canshur aruursasho ku maqanyhiin Xowshodana ay gabeen Shacabka ha is difaco naftoda ayaga iska leh.

Comments are closed.