War Deg Deg Ah:- Kulankii Barlamaanka oo Maalintii Seddexaad Buuq Ku Dhamaadey

1
42

barlamanXildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kusoo kala dareeray fadhigii ay ku lahaayeen xarunta Golaha shacabka oo buuq iyo sawaxan kusoo dhamaaday.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii lagu buuqay wuxuu ka baxay madasha shirka, isaga oo waxyar ku sugnaa xafiiskiisa xarunta Golaha shacabka, kadibna waa uu sii baxay.

Sharci ahaan sida Dastuurka ku qoran xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadii loo qaybiyo mooshinka waxa ay haysan karaan oo ay soo aqrisan karaan muddo shan cisho ah, kadibna waxaa la guda galayaa dooda ku aadan mooshinka.

Ma aha markii ugu horeysey oo ay falkan ku kacaan xildhibaanada barlamaanka waxaa jirtey laba mar oo horey u sameeyen falkan ayadoo gudoomiyaha uusan ka qaadin wax talaabo ah.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Shaqo fican ayeey MP qabteen mooshiin meel uu uu socdo iyo meel uu ka socdo aan la ogeyn kuna saleysan amar ku taglen iska diida. Nimankan Xaq daro ay marki horey saxib ku ahayeeyn Xaqi ay ku dagalamowhayaan labadodaba ha isla bahaan.Wadanka nidamka Dictatorial ship ayuu galowhaya saan hadii wax lagu ansixiyo.

Comments are closed.