Muungaab oo Xafiiskiisa Kula Kulmey Nicholas kay

0
74

kayGudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna duqa Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa Maanta Xafiiskiisa Degmada Heliwaa ku qaabilay Danjiraha QM u qaabilsan Arimaha Somalia Ambassador Nicholas kay.

labada Mas,uul ayaa Waxay ka wada hadleen Dar dar galinta Amaanka  Caasimada Muqdisho, Doorashooyinka Golaha Degaanka iyo sidoo kale dar dar galinta Howlaha Dariseynta Ee Maamulka Gobolka banaadir uu ku howlanaa dhawaanahaanba.

Afhayeenka Maaamulka Gobolka Banaadir Cali Maxamuud Faarax Cali seeko oo Kulanka ka dib la hadlay warbaahin ayaa sheegay in labada Masuul ay isla afgarteen arimihii ay ka wada hadleen.

Ma aha markii ugu horeysey uu gudoomiayaha gobolka ku qaabiyo xafiiskiisa danjirada qaramada midoobey u qaabilsan arimaha somaliya.

Daafeet.Com