Wasiirka Arimaha Gudaha oo Gobolka Shabelaha hoose U Magacaabey Agaasimaha guud ee Qorsheynta iyo Xiriiriyaha Hay’adaha Samafalka

15
52

godaxWasiirka arrimaha gudaha xukuumadda Muqdisho Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta wareegto uu ka soo saaray xafiiska ku magacaabay labo xil oo kala ah Agaasimaha guud ee qorsheynta iyo Xiriiriyaha hay’adaha samafalka gobolka Shabeelaha Hoose.

17

24

Daafeet.Com

15 COMMENTS

  1. Yaab war ninkan mooryaanka ah ma shabelaha hoose kaliya miyuu wasiir u yahay waa su’aal mudan in laga jawabo , wlh tuugani waxba ma dhaamo mooryaantii indha cade iyo cirfo , war haduu run qabo shabelaha dhaxe muu umagacaabo waxba isma dhaamee labda gobal ama hiiraan, sxb waxba kacuni meyso siyaasadihina waa la fahmay tuug baa tahiin.

  2. Aaway Shariif sakiin haddu maamulkisa xamar laga aqonsaday hadana ayaga muu talada maamulkisa iyo Ummada konfurgalbeed u gacan geliyay. walleee maxaa yaab oo qarsoon banaanka imaadi doonaa. Allow ceebta astur.

  3. Mooryaanta sh/hoose wey ku baa ba ayaan in sha Allah goodax waa axmaq garaad laabe ah waa kuwa Xasan xoolo meeshaan dhigay Isaga iyo Faarax. Reer baadiye. Illaahey u mada ha ka qabto

  4. Toilet paper waya warqadan iska ilowba Wadanakasi Gow iyo Gash ma leh Hawiye mana Xukumayo aya dhaheen darood nanama Xukumayo ay Dhaheeyn Issak nanama Xukumayo aya Dhaheeyn sucaashu waa yaa la xukumaya DFS ku shega ma DM ayeey Xukumeysa NO NO NO NO anagana waan didney aan isku racno aana uu diyargarobno ineysan na gumeysan. CADALAD DARO JOGTO AHA MAR KU TAGLEYN JOOGTO AH FARAGERLIN JOOGTO AH,SAD BURSI JOOGTO AH QURSI JOOGTO AH , No MORE .Damerkaba marku raarka ka bato Dhulka ayuu fadhista mana ka kaco illaa rarka laga dejiyo ma damerka aan ka LIDANA? oo ilaa wixi dhibayeey la jojiyo didey inuu kaco? ma uu maleynayii . UNITY UNITY UNITY.

  5. THE PEOPLE UNITED WILL NEVER BE DEFEATED UNITY DM CADOGINA IYO SAXIBKINA KAL GARTA DOLLAR WAA DHAMAD DHUL IYO DADKISA WAA HARAYAAN Hadii ALLEH IDMO

  6. sh hoose qof loma magacaabi karo moorayaanlee joogto horta hore Dowlad hala helo oo shacabka codkeeda ku imaato kuwaan kacan ku rimiska looma baahno in aat isku dhibtaan naftiina ma ahan

  7. doonfaarka doonfaarka dhalay waxa kasii doonfaarsan anagooo ah digil iyo mirifle sababtoo ah ninkii gobalka uu kasoo jeedo oo hiiraan eh wax uma magacaawikaro hadana waxa heshiiyay asi iyo shariif sakiin shabellaha hoose waxa kaga horeeyay dameerkii shabeellaha hoose ka aha godoomiyaha oo wakiil ugu ah axmad diiriye soo magacaawday marka goodax bare anaga kadaran hadaanu nahay digil iyo mirif xildhabaanadeena wa kuwa ugu laaaluush cun badan oo hadana wax saas ubadneen jaabka loogelyo ma arakteen 2 xildhabaan oo meel wada fariista oo danahooda kahadla majirto

  8. hawiye ley hakuu taliyo oo asaga talo weysan waa yaab aduun iyo nasiib daro digil iyo mirifle ku dhacdey hawiye arbac rukun qadaal ha ka maraano hhaduu run sheegayo sh.hoose dadbaa lehee

  9. Waad kumahadsantihiin moqifkiina wanaagsan , wlh hadeynu nahay beelweenta DIGIL IYO MIRIFLE meelwalba aan dunida ka joogno waxan diyaar unahay difaaca dadkeena iyo deegaankeena , dulmina wan diidnay ,lakinse kuwa aan damiirka laheyn oo DM Katirsan ee sida dameerkii ahan ushaqeeya waxan udirayaa :war dadkiina iyo deegakiina dulikale ha u horseedin Ee danta guud eegoo daneystiyal ha noqonna , waxaan halkan fariin kale uga dirayaa : qurumadii hawiye (haber gidir ) waxaa nagu balan ah anigoo kuhadlaayo magacaga (dhalinta)/ aqoonyahanada ee DM in aadan waxba ka cuni doonin deeganadeynii guud ahaan gaar ahan shabelaha hoose .

  10. Beesha wayn (illaaha weyne) Digil iyo Mirifle does not deserve to be dictated by an outsider. but to be honest, they have put them selves in this predicament. You have sided with reer Muqdisho, aligned with them, supported them in every way, TILL YOU JUST WOKE up too late – WHILE YOUR HOUSE IS OWNED and you are PRACTICALLY EVICTED. doorasho kadacdey in your own backyard was elected by people you have supported for a long time. Where were your elders, your intellectuals, your men, women, where is digil iyo mirifle. your claim to be ready for difaac. from where? Europe, US. Really ….No one wants to here the bitter truth..yo cant bear it…YOU JUST WOKE UP TOO LATE..robed by people you thought were protecting you.baydhabo Jannay is is not even the capital of the region,. Konfur Galbeed is practically out of your hands if you dont do something tangible now.

  11. xamar iyo afgooye lee iska joogi kartaa dheh intaas madaxnimadaada ka sheeg sheego, mar hadaad wadadaan dheer laanta buur ilaa shalambood xiriirisa aadan soo mari karin, la arki doonee hadii shabeelada hoose dhul hawiye yahay, duli oo hawiye ka baqayo oo lagu adeegto hadana aanan hawiye aheyn, la arki doonee meeshaad madax ka tihiin, lana arki doonee meeshaad ka howl gashaan kkkkkkkkk

Comments are closed.