Dhegayso…Wasiirka Gaashaandhiga oo tababar u soo xiray Tiyeegloow 380 Askari

0
22

sader380 Askari oo tababar loogu soo xiray degmada Tiyeegloow gobolka Bakool.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ku simaha wasiirka wasaarada gaashaandhiga dowlada xilka ka xayuubiyay Baarlamaanka Maxamed Sheekh Xasan ayaa maanta booqasho gaaban waxa ay ku gaareen magaalada Tiyeegloow gobolka Bakool.

Wafdigan booqday degmada ayaa waxa ka warxixiyay sababta ay u tageen Tiyeegloow Cali Cabdinuur Iimaan gudoomiyaha degmada Tiyeegloow.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaaUnknown Album