Dhegayso..S/Guuto Qaafoow oo ku been abuurtay Odayaasha reer Baraawe

5
45

beenaaleTaliyaha qaybta 12 Abriil ee ciidamada qalabka sida u qaabilsan gobolkii hore ee Banaadir (Shabeelaha hoose,Dhexe iyo Muqdisho) Sareeye guuto Maxamuud Maxamed Qaafoow oo shir jaraa’id qabtay maanta ayaa waxa uu sheegay in ay qaadeen Isbaarooyinkii yiilay gobolka Shabeelaha hoose isagoo sidoo kalena ka been sheegay reer Barawe ka dib kolkii uu sheegay inay uga mahdiyeen odayaasha dhaqanka reer Barawe amaan uu sheegay inuu isaga u geeyay tan iyo rididii dowladii dhexe ee Soomaaliya.

Halkan ka dhegayso..Unknown Album

5 COMMENTS

  1. KANI ISAGAABA MOORAYAANTII USC OO BARA KICIYEY MUQDISHO IYO NAWAAXIGEEDA, DIL , DHAC, IYO KUFSI BAAXAD WEYN KA GEESTEEN.

    MARKA WAA ADUUN IYO XAALKEEDA QOLADII IS-DIFAACI WEYSO AYAA HAD IYO JEER SIDII LA DOONO LAGA YEELAA, MAGACII LA DOONANA LOO BIXIYAA, WAXAAN ULA JEEDA BEESHA XAARAANTA AH EE DIGIL OO HOGAANKEEDA AY XOOG KU QABSADEEN DHAQAN IYO XILDHIBAANO MUNAAFAQIIN AH OO KA BUUXA XAASID NIMO IYO BEESHA BIYAMAAL OO KU DHACEY CUDUR AH DIRNIMO AAN HOREY U HAYNIN IYADOO MAR HORENA AY KA SOO MID NOQOTEY USC .

    MARKA NINKAAN MOORAYAANKA AH OO HADDA JENERAAL SHEEGTEY WAA RUNTIISA WAX KASTA EE UU KU HADLO WAA U XALAAL MAXAA YEELEY KUWA UU SIDA CAD U LEEYAHAY WAA II MAHAD NOQEEN WAXEY AHAYD INEY BEENIYAAN XITTA HADII AY NAFTOODA KU WAAYNAYAAN.

  2. Saan ley maan ku jireyna nimankan waatashateen DM galgaduul ama puntland ama Qatumo Stae ama Hiraan ama mareeg Ama Ceel buur state ma ka noqon karna TALIYE CIDAN DEGANADASI WAA MAYA ayagase deganadena wey ka noqon karano illeen NINBA KU YIRI DEGANADA IDINKA NA LEH oo mamul benad 3 Gobol logu sameyeey in Moryaan iyo Mooryaan uu yaal dhul aysan lahayn lo sharciyey.
    CADONSI CUSUB AYA LA GALOWHAYA waa KEYGANA ANIGA LEH KADANA WAAN KULA QEYBSANAYA. Dadkana la so barakicinayo strategic plan ayaa ka dambeyso dhulka ayaa lagu berowhaya dad aan uu dhalaan kuwi uu dhashteyna barakicin, argagixiso iyo VOICELESS ayaa lo kala qeybiyeey.
    STRATEGIYADA GUMEYSIGA AYAA AHA DIVED AND RULE (kala qeybi and XUKUN)

  3. halyey nuur hadalkaaga yareeyso bro maxaad ku eedeysaa digil iyo biimaal shabeelada hoose waa deegaankooda cid ka xigtana ma jirto mida kale qof kastana qabiil ayuu ku abtirsadaa biimaalna 4 qabiil waaweyna dir ayuu ku abtirsadaa marka, marka adiga hadii aad digil iyo biimaal aheyn,iska daa mashquulka ee talo horemar leh keen aan raacnee

  4. Odeyga la baxay halyeey nuur wale wixi calooshaada ku jiray. Baa un matagtay bimaal dir waa.yahay alle baana ak dhugay yuu sheegan lahaa ma ma beesha shanaad baan sheeganaa nacas calooshis u shaqeesiinaaa ah baa tahay hadaad w ax tareeso ama.aad dad u nqxaeeso adiga dagalan biimaal wu uu dagalamayaaaa inta noloshisa ka dhiman

  5. Halyey bro beesha biimaal mahan mid hadanoqotey dir marka hore waa hadi taqano tariqad somail mana ka mid noqon usc mahan in qomiyad dhan been ka shego tasi somadi dhan aya ka warheso mida kale biimaali dagal ayau ku jira bro adigan waaxa ku mashqulsantahay lex fadene marka sxb inshalh afgoay ayan ku xuren sxb wayo adiga hudro aya kujirta ee dadkaga dhinac ka rac sxb waa jilcantahin digilow

Comments are closed.