Daawo Ciidankii Keenyaanka Ahaa ee Ku Sugnaa Magalada Kismaanyo oo Dib Loogu Celinaayo Wadankoodii

1
28

kenya3Ciidan tiradoodu dhantahay 140 askari oo kamid ahaa ciidanka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa dalkoodii dib loogu celiyay kadib markii ay mudo sanad ah ku sugnaayeen gudaha Somalia.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Dhul ninkiisa iska leh ciidan shisheeye shaqo ayey uyimaadeen iyo shaqsi u been sheegey Soomali dhexdeeda heshiis ha gaarto oo shacabka ha loo daneeyo xilalka waa amaano umada loo hayo 80/100 iney hantida lunsadaan ayey xil ugu ordaan islaanimada waa uun afka mar hadaan xaraan la iska ilaalin iyo amaano. Wax ma cuni yaqaano. Waa doqon inta yar ee xaqa iyo xalaasha raadisa. Markaasaa Soomali maxey la degi la’dahay?

Comments are closed.