Dhegayso…Maxaa hortaagan in xal laga gaaro muranka Baydhaba

1
19

astaanta

 

 

 

 

 

Iyadoo la filayay in manta ay heshiis nabadeed gaaraan qaybaha isku haya Baydhabo ayaa waxaa hadana soo baxaya caqabado hor leh.

Halkan ka dhegaysowareysi gudoomiyaha ururka dhalinyarada koonfur galbeed soomaaliya cabdi cadow ahmed (1) (1)

1 COMMENT

  1. Allah Karim maxa been leysu shegowhaya
    DM shacabkisa rabitankoda 6 Gobol iyo 3 Gobol mamulkoda waa ka weynyihiin.
    DFS wax la dhahayo ma jirto waa hadda jiro waa S.C.S.K.G(SBAHASIGA CABURIS SHACABEED KOFUUR GALBEED)Deganadena iyo dadkena hal niin inuu Cadow ka gato si uu dantisa uu gaaro anaga aan ku firsanao maan DADNIMO moodney? 2014 QABILAAD AY WELI DANTODA IYO DEGANADODA WORLD LORD LAGALA TASHANAYO AMA MADAX AYA UU YIHIIN DM KELIYA AYAA KA JIRTO .Ma is Weydisaeen maxa uu sabab aha ? Waxa Dm laga la’yahay Qof Aqoonyahaan ah oo uu ISTAGAO DANATA DADKISA IYO DEGANADISA.

Comments are closed.