Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo Ka Warbixinayo Dagaalka Ka Socda Degmada Marka

2
23

yarisoowGudoomiyaha degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow oo la hadley warbaahinta ayaa waxaa uu faahfaahin dheer ka bixiyey dagaalada kasoo cusboonaadey agagaarka degmada marka.

Gudoomiyaha ayaa afka ku dhuftey in dhibaatooyinka yaala meelaha lagu dagaalamey uu marar badan u gudbiyey dowlada federalka somaliya balse aysan waxba ka qaban.

Hadaladii gudoomiyaha waxaa ka mid ahaa

 

gudomiyaha degmada marka

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

gudomiyaha degmada marka mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. SHABAKADA DAAFEET MAXAY IMIKA LA SOO QORAYSAA DAGAALADA KA SOCDA GOBOLKA SHABEELHA HOOSE OO AY U SOO QORI WAYDAY MARKII AY BILAABMEEN IMIKA MA GUUSHA LAGA GAADHAY AYAY DABA KA CAYSAA HORE MAXAAD WARARKA LA XIDHIIDHA SHABEELAHA HOOSE U SOO QORI WAYDEEN

  2. juan shabakada daafeet.com tan&markii ay bilaabmeen dagaaladaan ilaa& haatan waxaan ayada aheyn update laga ma helijirin ee caadi iska dhig sxb

Comments are closed.