Dhegeyso:- Bare Hiiraale oo Sheegey In Madaxweynaha Dowlada Federalka uu Ku Tuntey Dastuurka

1
27

bare hiraleBare hiiraale ayaa isaga oo la hadaalaya warbaahinta si adag kaga hadley hadal kol dhaweyd kasoo yeerey madaxweynaha dowlada federalka somaliya oo uu ku dalacsiinayey hogaamiye kooxda raaskambooni.

Bare ayaa sheegey in madaxweynaha uu ku tuntey dastuurka uuna ku dhaqmayo wax aan waafaqsaneyn dastuurka, Hadaladii Bare Hiiraale waakan ee nala dhegeysta

 

Bare Hiiraale

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Bare Hiiraale mobil

 

Daafeet.Com

1 COMMENT

Comments are closed.