Daawo:- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland Ee UCID Ing Farsal Cali Waraabe oo Soo Dhaweeyey Wadahadaladii Somaliya iyo Somaliland

0
36

faysalGudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa soo dhaweeyay wada hadalada Somaliya iyo Soomaaliland ee Jabuuti shaley ka dhacay, waxa uu sidoo kale Xukumadda ku dhaliilay talaabada ay Mucaaradka ugu dari wayday wada hadalka.

Hadalkii Eng Faysalna waakan e nala daawada.

Daafeet.Com