Dhegeyso Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo ka Hadley Dagaanka ka Socda Degmada Marka

6
78

siidiiGudoomiyaha gobolka Cabdulkhadir Siidi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegey in Beesha Biyamaal iyo Beesha Habargidir ee ku dagaalamaya agagaarka degmada marka ay yihiin laba beelood oo walaala ah weligoodna meesha wada degenaa.

Gudoomiyaha ayaa intaa raaciyey dagaalka hada ay dagaalamayaan beesha Biyomaal iyo Habar Gidir in uusan hada bilaaban ilaa iyo 1960kii ay sidan u dagaalamayeen ayagoo mar walba isku qabsan jirey boosteejo.

 

cabdulkadir siidi

 

Jalkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

cabdulkadir siidi mobil

 

Daafeet.Com

6 COMMENTS

  1. waxan layaabanahay ninka kumagacaawan gobolka shabellaha hoose siidii maxishooda haduu xishoonaayana mahadli leheen markiisii hore waxa dooratay caloooshood ushaqeeystiyaal oo beelo raba iney iney gobolka xook iyo xiiladba ku qaataan ayaa lacak kubixiyay in loo doorto qof ayaga danahooda fulinaayo siidii beesha uu kasoo jeeda maku qanacsanyihiin hab dhaqankiisa mida kale dowlad ineysanba kajirin waxa ku garanee hubkii dawlada iyo baabuurtii dawlada ayaa lagu gumaadooyaa umada ku dhaqan gobalka weyna arkaan kamana hadlaan xildhabaanada kasoo jeeda gobalka qofka ka hadla waa maxamad cumar dhalxa asna waa asiga maalin dhexdaas lagu weeraray gaarigii kooxo hubeysay ayaa weerartay waxas waa been aan raad leheen xildhibaanka waxa weeraray wa caruurtiii axmad diiriye beesha gara yeysan dhihi hadhoow gobolka anagaa u xaqleh inan gowanatoore kanoqono sababtoo ah dhibka kataagan waxaa ka masuul ah beesha gare iyadaa dhulkii iib geysay

  2. kkkkk sidii hada ma wahaa na leedahay habargeder 1960 ayba joogeen dhabeelada hoose oo markaas hadii ay joogi lahaayen biimaal iska dhaafe waha digil la dhaho dhulkaas laguma arki leheen ayaga oo degaaladan ley hoog ku soo galay aa gobolkas dadki haqa u lahaa ka joogi layihin ee hadi 1960 soo degi lahaayen ma dad kalaa ku noolan lahaa dhulkaas kkk taas suuro gal ma ahan inta aadan been sheegin fiiri dhulka ay ka imaaden habargeder hita dugaagi dhulka ku nolaa aa ka ordey oo yiri kuwan dad ma ahan anoo dugaag ah aa dhaamo aan u dhaafo dhulka marki laga reebo doofaar oo yiri anaa is leenahay oo isla qaabdaranahay oo la joogayo ayagana doofaar hita dad ay moodaan marka ma kuwaas aa dhulka xalaasha ah ee shabeelada hoose soo degey 1960 aa i leedahay siidi wahaa wadit walaalnimo ma ahan qaraabinimo ma ahan wa tolkeyga aan laaynayaa ii sacabtuma adeyna ku dhibee oo kursigan ku weyneysid ogaaw taas hadii digil iyo mibaal dhulkaas looga dad badiyo kursigas ma heysan doontid kuwa dabada ku wadatid waa ka iimaan hunyihin ee ogaaw taas wsc

  3. war waxaaa is weydiin mudan siidii maxa loo badali waayay illeen kasoo biloow galgaduud hiiraan shabellaha dhexe banaadir baay bakool gedo jubooyinka gudoomiya aan labedelin malahan dawlada hada jirta shbellaha dhexe wexey umagacaawday iney jirto 2 gudoomiye marka siidii illaaa abdullaaahi yuusuf illaa hada maxa loo badali waayay meesha waxa ku haya ma ahan jeceel loo qawo iyo karti waxa ku haaya waa caodayaalka beelaha hawiye illeen ayagaa ayuuu u shaqeeyaaa marka waxan dhihi lahaaa maxkamad hala soo taago siidii

  4. ASC QARAABO GADOOMIYAHA HADALKIISA AAN ISKU DEYNO INAAN FAHANO 1960 HABAR GIDIR XOGAA BAA DEGNEYD OO SOOMALI WAA IS DHAX DEGANTAHAY LKN DHULKA DIGIL iyo inta degan waa la yaqaan MARKA SOMALINA WA IS DHEX DEGTA DADKA DEEGAANKA AH OO UBADAN BADANA ISMA DAGAALAN SAX WAAYE SIDIINA HADUU MAAMULKISA IYO SHARIIF ADAN , AY GOGOL FIDIYAAN WAA WAX WANAAGSAN SIDIINA HORAY AYU U HASHIISIIYAY WAX QALAD UU SAMEEYAY MA ARKIN ANIGA AHAAN FIKRADEYDA WAA NIN SIYAASI OO GOBOLKAAN WAX WEEN KA AH MARKA ILAAH NABAD HA DHAX DHIGO DADKAN LABADOODABA WA DAD DAGAALKA JECEL HABAR GIDIR IYO BIIMALBA

  5. SIIDI WAA LIBAAX AQOON YAHAN AH OO SIYAASADA FAHAN SAN SXB WAXAAN SIYAASAD WAAYE NINKII KUUSO BAXO OO DADKA WAX KASO DHACSANAAYO KUUSO DHICINAAYO OO WIILKIINA AH HADAAD DHAHDAAN MAXKA.AD HALA SAARO AMA XILKAAN MUXUU U HAAYA ILAA MUDO WAA YAAB NIN SIDII KAXANIINYO BADAN GOBOLKAN MASO MARAAYO QOF KUSIGIISA KA BEDELO OO KARTI LEH DADKEENA KASO SAARA ASAGAABA DIYAAR U AH LKN INTAA KU JIRTAAN MUU XILKA KA DEGO MID KA DARAN AMU IMAADAA KKKK SIIDI WAA SIYAASI MASHA ALAAH WAAN LA DHACAY SIYAASAD WANAAGIISA

Comments are closed.