Dhegeyso:- Malaaqyada Koonfur Galbeed Oo Kasoo Horjeestey Madaxweyne Xasan Sheekh

5
52

maalaaq kuusowKulan ay shaley yeesheen Odey dhaqameedyada koonfur galbeed ayaa waxaa ay si buuxda uga soo horjeesteen xilkii cusbaa ee uu madaxweynaha u magacaabey hogaamiyaha kooxda Raaskambooni, Odayaasha ayaa waxaa ay sheegeen in madaxweynaha uu doonayo inuu baabi’yo dhulkana ka suuliyo dadka kasoo jeeda koonfur galbeed qaladaad badana uu ka galey shacabkaas.

Malaaq Kusow Malaaq cali Xasan iyo Malaaq Shariif oo u hadlayey odayaasha ayaa waxaa uu intaasi ku dareyen arinta uu damacsan yahay madaxweynaha ineysan weligeed suuro gal noqon doonin waxaana uu beesha caalamka ka codsadey in madaxweynaha ay ku eegaan il gaar ah sababtoo ah waxaa uu damacsan yahay in uu dadka mar kale isugu dhiibi hub sidaa waxaa yiri malaaq kuusow.

Hadaladii Malaaq Kuusow,  Malaaq Cali Xasan iyo Malaaq Shariif  waxaa ka mid ahaa

 

Malaaq Kuusow

 

konfur galbeed

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkaada

 

Malaaq Kuusow mobil

 

konfur galbeed mobil

 

Daafeet.Com

5 COMMENTS

  1. Waw eri war usi laka sugi isin walaayada dhiibeten marki isin 3 qaadaten mey sugaasen.In hadaleen is duuga aragtidin Medi yaha ka qariya. Talaabada Madaxweyna ku sheega marki 3 inaad wax u doorateen ayuu isna sidii uu rabey heley. Hawiye iyo Daarood wax D& M la yiraahdo inuu dal iyo dad leeyahay umba heystaan.

  2. malaaqyaal cambaareyn waa dhamaatey aduunka maanta ma rabtaa in aad nabad hesho degaal gal aa jirto dhulkina degaal aa niiga higo cabsi aad qabtaa aa 3 gobol u qaadateen iyo lacag jeceyl ee naga dhaafa waha wadaan hadii kale ciidan idinka abaabuli kara oo arbushaat ku sameeya kismaayo ee ciidan aad leedihin abaabula hada rabtaan in aad dhulkina heshaan wa dantiina dad kale ha ku tashanina wsc

  3. Maag in oof xaqiiq maah maahda eeda in jeeladi weyba I xa suusid ay ay Libee in korne in qayliine. Ay is deerne Ethiopian kas uma ilaalinrynin kuwii 3 watey. Dad Kismaayo guri kiro raadinaayo ayaa dhulkii maamulaayo oo hantidii shacabka jeebka ku ridanaayo dad aan daash ama mudun ku laheen ayaa wax maamulaayo??????????

  4. hadii an ladagaalane deer mada aasoo way sin aree dagaalama digil iyo mirifoow doo walmataraaw degaalaa walsin taree ee degaalima

Comments are closed.