Dhegeyso:-Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Sheegey In Ethiopia ay Qatar Ku Tahay Qaranimada Somaliya

2
58

tarsanGudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir hadana ah gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada Bulshada Mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo la hadley warbaahinta isagoo ku Sugan Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegey ineysan habooneyn in ciidamada Ethiopia la geeyo Jubba.

Tarsan ayaa walaac ka muujiyay in Ciidamada Ethiopia la geeyo Magaalada Kismaayo waxa uuna sheegay in aysan habooneyn in Ciidamada Ethiopia ay ka howlgalaan Guud ahaan Gobolada Jubooyinka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in ay wanaagsan tahay in Ciidamada Dowlada Soomaaliya la geeyo Magaalada Kismayo si ay u buuxiyaan Booska ay baneeyen Ciidamada Siera Leon isla markaana ay awood u leeyihiin in ay buuxiyaan Booskaasi.

Hadaladisiina waxaa ka mid ahaa.

 

Taarzan

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

Taarzan mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. Waxaan la yaabay caqli xumada tarsan ciidamada utobiya wadanka oo dhan ayay ka howlgalaan muqdisho ilaa waqooyi,bari gobolada dhexe ,hiiraan maanta hadii ay tagaan jubooyinka maxaa ku diidaysaa qif ay iyaga geysteen ayaaba madax ka ah tarsan wali waxaad moodaa inaad orfano ka waynaanin

  2. Tarzan yaa rabtaa inaad geeso mooryanta dharka iyo calanka loo soo dhibay ee usc 1991 ader cago dhigo ethiopia aslkeena waa itobian wax somaali layiraahdo waa kuu kaliga iyo hawiye hadii aad iska celin kartid ethiopia orod oo is hortag shirkii aad ka laheed from gaal kayo to kismaayo hahawiye ayaa leh we will see do not join again like last time Islamic court is now argagaxiso don’t be come like them

Comments are closed.