Fiirso:- Sawirka Amiin uu Ka Sameeyey Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Hamigiisa

0
89

Amin_AmirMadaxweynaha dowlada federlaka somaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tan iyo intuu qabtey xilka madaxweyne waxaa uu marayaa reysulwasaarihii sedexaad sawirkan amiin uu sameeyeyna waxaa uu ku qeexayaa in madaxweynaha hadii ay sacon weydo fikirkiisa iyo fikirka xisbigiisa uu hadana mooshin kale soo abaabuli soono.

amin

Daafeet.Com