Daawo: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khatumo State oo Soo Gaarey Magalada Muqdisho Kana Hadley Heshiiska Somaliya iyo Somaliland

0
45

galeyrMadaxweynaha maamu  goboleedka khaatumo state Dr Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan magalada muqdisho ayaa ka hadley heshiiskii somaliya iyo somalilnad waxaana uu sheegey in khatumo state ay xaq u leedahay in ay ka qeyb qaadato hishiiskaa maadaama deegaanka lagu heshiinayo ay wax ka degaan hadalkii Dr Cali Khaliifna waaka ee nala daawada.

Daafeet.Com