Dhegeyso:- Maamulka Jubba oo Qirtey Iney Gacan Weyn Ka Geysteen Burburinta Maamulka Lexda Gobol

3
25

kismMasuul ka tirsan maamulka Jubba oo maanta warbaahinta la hadley ayaaqirey in ay gacan weyn ka geysteen burburinta maamulka lexda gobol ee uu madaxweynaha ka ahaa Madoobe Nuunow Maxamed.

Masuulka ayaa waxaa kaloo uu sheegey in wada hadalada ka socda magalada kismaanyo ay salka ku hayaan Gobolada Gedo iyo Gobolka Bakool isagoo sheegey “in reer Bay iyo Bakool ay degmooyin Gedo ka degaan reer jubana ay degmooyin Bakool ka degaan waa sida uu hadalka u dhigey”

Wareysigiisa oo dhameystirana waakan ee nala dhegeysta.

 

maamulka jubba

 

Halkan kaga dhegeyso mobilkada

 

maamulka jubba

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. ninkaan aqligaxun ee dhahaaya ma midoowikaraan horta maisweydiiyay dadka gobolka iney yihiin digil iyo mirifle, markuuleeyahay waa dhulweyn soow puntland kuma fadhiso iyaguba lixgobol yaa udiiday koofur galbeed iney noqoto lixgobol hadii aan midoowikarin waan leeyahay ninka halaaya horta adiga dhulkaaga aad ogaadeeniya aad oosooxoreeyso ogaadeenka iney xabadooda kasoojeediyaan amxaarta ayeey soomaalidi usoo weeciyeen waxaadnaogaataan ogaadeenoow taariikhda waxbeyqortaa weyna idinqoridoontaa aqlaaq xumada qofkaan kuhadlaayana digil iyo mirifle wey kaweentahay in sidaaladhoho digil iyo miriflana ayagaa isgaarsiiyay,hadiiay hubka qaadanlahaayeen sidaa lamadheheen maanta laakiin sakiin isagaa nagaarsiiyay

  2. Asc,horay wax badan ayaan ka hadalan Riyada iska daaya DAROOD/HAWIYE xaq baa u leeyahiin waayo wa SOOMAALI dhulka wa dhul SOOMAALIYEED warkaan maalin kasta wadaan iska iilowa degaanka ma degto D/M qora ee soomaali oo dhan baa degtaakkkkkkkkkkkkkkk

Comments are closed.