Dhegayso…Gudoomiyaha gobolka Bakool oo Beeniyay in Ciidamadoodu ay gumaadeen Shacab safar ahaa

0
33

bakool mapGudoomiyaha gobolka Bakool Cali Macalin Axmed oo wareysi siiyay wariyaheena magaalada Baydhabo isagoo ku sugan magaalada Xudur ayaa waxa uu been ku tilmaamay hadalo horay u soo baxay oo sheegayay in ciidamo ku labisan dareyska Dowlada Soomaaliya ay dad shacab ahaa misna ku safraayay gudaha gobolka Rasaas ooda looga qaaday sidoo kale ayaa gudoomiyuhu waxa uu falkan ku eedeeyay Xarakada Shabaab

Halkaan ka dhegayso wareysiga oo Maay ah mad maalin emid

Halkana ka dhegayso wareysiga oo Maxaa ahGudoomiyaha Degamada Xudur