Dhegayso..Dhibta ay Musalsaladu ku hayaan qoysaska oo aad u korortay

0
21

qiyamatWaxaa aad u kororay dhibta ay Musalsalada ajnabiga laguna turjumay luqada Soomaaliga ay ku hayaan qoysaska ayaa noqotay mid hadal haynteedu aad u badatay iyadoo dhanka kalena lagu soo waramayo inay dhaqan doorsoon badanina ay ku soo kordhiyeen bulshada Soomaaliyeed.

Halkan ka dhegaysomusalsalada

Maxamed Cabdicasiis

Baydhabo