Daawo:- Jarmalka oo Shaley Lagu Qabtey Bananbax Looga Soo Horjeedo Qaxootiga Muslimiinta

0
34

jarmalWaxaa sii xoogeysanaya bannaanbaxyada looga soo horjeedo dadka soo-galootiga ah iyo diinta Islaamka, kuwaasoo ka dhacaya magaalooyinka waaweyn ee dalka Jarmalka.

Bannaan-baxyadan ayaa ka bilaabmay magaalada Dresden, waxaana soo qaban qaabiyay urur cunsuri ah oo la baxay [Pegida], kaasoo dadweynaha Jarmalka ugu baaqayay inay ka qayb-qaataan mudaharaadyada looga soo horjeedo Islaamka iyo dadka magan-galyo doonka ah ee dalkaas soo gala.

Bal nala daawada muuqaalka ay Aljazeera ka diyaarisey bananbaxaas.