Daawo:- Bare Hiiraale oo Ka Hadley Xasuuqa Ka Socda Magalada Kismaanyo

0
44

bare hiraleBare Hiirale ayaa si adag kaga hadley gumadka ay kooxda Raaskambooni ku hayaan shacabka reer ksimaanyo waxaana uu  ku baaqey in si deg deg ah loo joojiyo dhabaatooyinka sida ula kaca loogu geysanayo shacabka.