Dhegayso..Afhayeenka K/G 6Gobol “Shariif waa Balanlaawe Kheer laawa ah”

0
36

ugaas maxamuudAfhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed  6Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyay in hada wixii ka danbeeya ayan wax heshiis ah ka dhexey iyaga iyo Shariifka maadaama uu Shariifku dhamaan hareer maray waxa ay ku balameen

Sidoo kale ayaa ugaasku sheegay in Shariif  aanu lahayn wax Balan ah isla markaana uu yahay Kheer laawe.

Hadalkan Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed  6Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa waxa uu imaanayaa iyadoo saacadihii lasoo dhaafay uu is casilay Afhayeenkii Maamulka Shariif Siyaad Sheekh Daahir.

Halkan ka dhegayso Afhayeenka Maamulka KoonfurGalbeed  6Gobol Ugaas Maxamuud Ugaas NuurCodka Afhayeenka