Dhegayso..Kulan lagu diidan yahay in uu Shariif gogol dhigo Afgooye oo dhacay magaalada

0
30

afgoyeKulan maanta ay isugu yimaadeen waxgaradka degmada AFgooge ayaa waxay kaga hadleen amaanka degmada iyo shir dib u heshiisiin ah oo la sheegay in lagu qabanayo halkaas.

Kulankaan ayaa markii uu soo dhamaaday ka dib waxaan ka wareesanayNabadoon Jabriil Maxamuud Dhaanshe oo ka mid ah waxgaradkii ka qaybgalay.

Halkan ka dhegayso wareysigaNabadoon Jabriil Maxamuud