Daawo Sawirka Maanta ee Amiin Camir Maxaa kala Heysta Madaxweynaha iyo Reysulwasaaraha

0
39

Amin_AmirWaxaa weli lagu muransan yahay qaab dhismeedka golaha wasiirada ee xukuumada cusub ayadoo ay u xayiran tahay madaxweyne Xasan Sheekh oo weli dadaal dheeri ah ugu jira sidaa xukuumada loogu soo dari lahaa garuubka ay wada shaqeystaan.

amiin