Degmada Afgooye oo Xaley oo Dhan Ay Ka Socotey Qaban Qaabo Shir Lagu Wado inuu Maanta Ka furto

0
51

deg AfgooyeWararka ka imaanaya degmada Afgooye gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in gudaha magaalada uu habeenkii xaley ka socdo qaban qaabo kooxda Xasan Aadan($hariif $akiin)ay ugu jiraan in maanta oo Sabti ah ay ka furaan magaalada waxay ugu yeereen Shir Dib u heshiisiin kaasi oo sida aanu wararka ku helayno uu $hariif $akiin ku doonayo inuu heshiis ku dhexdhigo kooxa duulaanka ee Habargidir iyo beesha BiyoMaal.

Kulankan ayaa sidoo kale waxaa qayb ka ah $alaadiinta duloobay ee beelaha Digil oo iyaga marti ku noqon doona dhulkooda isla markaana markhaati ka noqondoona qaybsiga dhulkooda.

Shirkan lagu sheegay dib u heshiisiinta ayaa waxa uu imaanayaa xili beesha BiyoMaal ay intii badnayd dhulkeeda ka xoraysatay beesha Habargidir hadana dadaal dheeri ah ugu jirtay in gobolka oo dhan xoog uga saarto dhamaan beelaha duulaanka balse $alaadiinta Dulaalnimada ku faana ee beelaha Digil ayaa fekerkan saliimka ah ee ay beesha BiyoMaal keentay ugu bedelay inay la saftaan kooxaha Duulaanka taasi oo ayaan daro ku ah dhamaan walaalaha gobolka wada dega.

Waxaan leenahay $alaadiinta Digil Dulaalnimo waan idiinku ogayne dadnimo xumo haku darsanina.