Xildhibaan Maxamed Ibraahin Xaabsade oo Maanta Muqdisho Ku Geeryoodey

0
45

xaabsade iAlle ha u naxriistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa xalay ku geeriyooday Isbitaalka Banaadir ee ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib xanuun mudooyinkan haayay.
Xildhibaanka ayaa mudooyinkii dambe ku xanuunsanaayay Magaalada Muqdisho waxaana haayay sonkor ama kaadi macaan iyo dhiig kar isla markaana markii dambe u geeriyooday xanuunkaasi.
Allaha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa ka mid ahaa siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Koofur Galbeed ee dalka.waxa uuna mudo ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya.