Daawo Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka tacsiyeynaya Geeridii ku Timid Alaha U Naxariistee Xildhibaan Maxamed Ibraahin Xaabsade

0
59

jawariGuddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeriga ku timid Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ahaa mudanayaasha Baarlamaanka.

Guddoomiye Jawaari ayaa xusay in marxuumka uu in muddo ah ku soo jiray siyaasadda Soomaaliya, isla markaana ahaa xubin fir fircoon oo dhanka maamulka iyo maareynta ku haboon.